Jubbaland oo ka arinsatay Howlgalada dagaal ee bilowday iyo Guddiyo lagu dhawaaqay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada oo diirada lagu saarayay arimaha amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada. Ugu horayn Madaxweynaha ayaa golaha la wadaagay waxyaabahii kasoo baxay shirkii madasha wadatashiga ee Magaalada Muqdisho dhawaan kusoo gaba gaboobay oo qodobada kasoo baxay ay kamid … Continue reading Jubbaland oo ka arinsatay Howlgalada dagaal ee bilowday iyo Guddiyo lagu dhawaaqay (Sawirro)